Talooyin ku anfacaya Ramadaanka si aad u ilaaliso caafimaadkaaga
2025-03-02 17:01
"Maanta si qurux badan ayaad u labisan tahay" Ma dharkii Zelensky ayaa dhaliyay dooddii dhex martay isaga iyo Trump?
2025-03-02 14:47
Xamaas oo diidday soo jeedin lagu xurmeynayo Ramadaanka iyo Israa’iil oo ka carootay
2025-03-02 12:31
Sida musqushan dahabka ka sameyysan ee qiimaheedu yahay lix malyan oo doolar loogu xaday shan daqiiqo
2025-03-02 11:12
Mucjiso la yaab leh: Sida labo kun oo sano kadib lagu ogaaday maskax bani aadan oo dhalo isku bedeshay iyo halka laga helay
2025-03-02 08:09
Sida naxdinta leh ee 18 jirkan u dilay hooyadii, walaashii iyo walaalkii isaga oo isu maleynaya in uu yahay fiidiyow game uu daawaday
2025-03-02 03:28
Kooxda PKK oo ku dhawaaqay xabbad-joojin ay la gaareen dowladda Turkiga
2025-03-01 17:37
Sida ay Ilhaan Cumar uga falcelisay in laga masaafuriyo Mareykanka iyo buuqa horta leh ee ka dhashay
2025-03-01 16:45
Ramadan 2025: Maxaa sannadkan ku gaar ah bisha Soon?
2025-03-01 15:58
"Si adag noo garab istaaga" Zelenesky oo codsi u diray Mareykanka oggolaadayna inuu heshiis la galo
2025-03-01 11:31
Mucjisadda lagu arkay wiilkan 17 jirka ah ee lugo, xin iyo xubno taran oo dheeraad ah ku lahaa caloosha iyo sida dhakhaatiirku uga soo saareen
2025-03-01 08:54
Aqalka noo soo dhaaf': Sida dunida uga falcelisay Trump iyo kuxigeenkiisa oo isugu tagay madaxweynaha Ukraine
2025-03-01 07:24
Dad ku qasbanaaday in ay wabi dabaal uga gudbaan iyaga oo ka cararaya colaad ka jirta dalkooda
2025-02-28 16:36
Dhakhtarii wehelka la ahaa saalada qalliinka xiliyadii dagaallada iyo qaraxyda oo Muqdisho lagu aasay
2025-02-28 15:01
Maxay uga dhigantahay bariga dhexe baaqa hoggaamiyaha xiran ee Kurdiyiinta ee ah in ay hubka dhigaan kooxda PKK?
2025-02-28 13:50
Milatariga Israa'iil oo markii ugu horreysay shaaciyay guul-darrooyinkii weerarkii 7 Octoober ee Xamaas
2025-02-28 08:04
Ramadan 2025: Wax ka ogow xubnaha muhiimka ah ee jirkaaga oo soonku faa’iido gaar ah u leeyahay
2025-02-28 06:44
Qaraxyo iyo rasaas lagu furay banaanbax ay qabteen fallaagooyinka Congo iyo waxa ilaa haatan laga ogyahay
2025-02-27 17:24
Boqorka muslimka ah ee ka codsanaya dadkiisa in aanay xoolo qalin ciidda
2025-02-27 17:06
Sidee Soomaalida u saameynayaa sharci la wareegidda hantida aan la caddeyn halka ay ka timid ee Itoobiya?
2025-02-27 16:52
Daaweyn cusub oo loo helay carruurta ku dhalata Indho la'aanta
2025-02-27 10:09
Maxay booqashada Abiy Axmed kaga duwan tahay tii uu ku tagay Soomaaliya xilligii Farmaajo?
2025-02-27 09:12
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo maanta Muqdisho tagaya, iyo waxyaabaha la filayo in ay ka wadahadlaan isaga iyo madaxda Soomaaliya
2025-02-27 04:56
Sifa Maxamed: 'Waxaan ku khasbanaaday inaan oggolaado kufsi intii la i dili lahaa'
2025-02-27 04:24
Ciyaartoyda hibada leh ee Afrika oo ku sii badanaya horyaalka Sacuudiga
2025-02-26 17:48
AUSSOM: Dalalkee ciidankoodu ay ka mid noqonayaan, muxuuse uga duwan yahay howlgalladii hore ee nabad-ilaalinta?
2025-02-26 16:01
Dhegeyso: Dowladda Soomaaliya oo BBC uga warrantay dagaalladii ugu dambeeyay ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
2025-02-26 15:10
"Naafanimadaada wiilkeenna ha u gudbin" Gabadh Soomaali ah oo dhibbane u noqotay tacaddiyada jinsiga
2025-02-26 13:20
Dhacdo naadir ah oo aan soo noqon doonin ilaa 2040 ka oo cirka ka dhacaysa
2025-02-26 09:43
Ukraine oo aqbashay dalabkii Trump iyo heshiis ay shegeen inay la gaareen Maraykanka
2025-02-26 05:08
Faahfaahin ka soo baxaysa duqeyn lala beegsaday Daacish oo laga fuliyay Puntland
2025-02-26 04:46
Heshiisyada ay galeen Soomaaliya iyo Liibiya iyo djinacyada uu saamaynta ku yeelan karo
2025-02-25 17:43
Shirkad xiraysa 4,000 oo boos oo bani'aadan ka shaqeeyaan si ay ugu badasho garaadka macmalka ah 'AI'
2025-02-25 17:01
Waa maxay iska-caabinta insuliintu, sideese u saameyn kartaa Soonka?
2025-02-25 15:39
Halkee ayay Xisbullah ka heshaa lacagteeda?
2025-02-25 10:14
Haweenka Kenyaanka ah ee go'aansaday inaysan carruur dhalin oo gebi ahaanna iska xiraya uur-qaadista
2025-02-25 08:56
Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Faransiiska oo ka wadahadlay xaaladda Ukraine
2025-02-25 05:03
Xamaas oo si adag ugu jawaabtay Israa'iil ka dib hakinta sii daynta maxaabiista Falastiiniyiinta
2025-02-25 04:50
Sida ciidamada Sudan u soo afjareen go'doomintii ay RSF ku haysay magaalada muhiimka ah ee El-Obeid
2025-02-24 17:39
Baaba Jeey: 'Ka dib doorashadii Jarmalka rajadeydu wax ay noqotay mid ceel ku dhacday'
2025-02-24 15:31
Somaliland: Maxaa sababay in kumanaan barakacayaal ah lagu celinayo miyiga iyo meelihii kale ee ay ka yimaadeen?
2025-02-24 13:44
Faahfaahinta waxa diiradda lagu saaray kulanka ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku yeesheen Muqdisho
2025-02-24 09:52
Ramadan 2025: Sidee adiga oo sooman ula tacaaleysaa goon-jabka?
2025-02-24 07:17
Wax ka ogow "khariidadda aan la arkin" ee ballan-qaadeysa inay nabad kusoo dabbaasho Bariga Dhexe
2025-02-24 05:02
Maxey ka wadahadlayaan madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Liibiya
2025-02-24 04:47
Sida aad ku ogaan kartid in qofka ku hor taagan uu beenlow yahay
2025-02-23 16:40
Nin ku qeylinayay "Allahu Akbar" oo weerar toorreey loo adeegsaday ka geystay Faransiiska
2025-02-23 13:38
Maxay duqaymaha cirka u dhimi karaan Daacish kana caawin karaan ciidamada Puntland ee la dagaallamaya?
2025-02-23 10:47
Maxay doorashada Jarmalka ka dhacaysa uga dhigan tahay soo-galootiga ay Soomaalidu ka mid tahay?
2025-02-23 08:02
Israa'iil oo dib u dhigaysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta
2025-02-23 04:59
Eritrea dib ugu yeertay ciidamadii howlgabka noqday, xilli madaxwaynihii hore ee Itoobiya uu ka digay dagaal dhexmara Itoobiya iyo Eritrea
2025-02-22 16:24
Madaxweynaha Soomaaliya oo faahfaahiyay qaabka Puntland looga caawinayo dagaalka Daacish
2025-02-22 13:45
Israa'iil oo ka carootay 'xushmad' ay Xamaas u muujisay la heyste Israa'iili Muslim ah
2025-02-22 09:07
Wax ka ogow baasaboorka cusub ee Itoobiya iyo waxa la gudboon dadka heysta kii hore
2025-02-22 07:41
Wax ka ogow daawadan laga yaabo in aad u cuntid gaas, laakiin loo adeegsado ilma iska soo xaaqidda
2025-02-21 16:54
Wax ka ogow IPhone cusub ee qiimahiisu jaban yahay ee ku shaqeynaya garaadka macmalka ah ee AI
2025-02-21 15:20
Xamaas oo soo celisay meydka haweeneydii ay doodda ka dhalatay
2025-02-21 14:30
Sudan oo danjiraheedii Kenya u yeeratay iyo xiisad ka dhex taagan labada dal
2025-02-21 09:32
Maxaa sababay sare u kaca Islaam Naceybka ee UK, sideese u saameyay dadka ay Soomaalidu ka mid tahay?
2025-02-21 09:10
M23 oo ku dhow Uvira: 'Nimankayaga waa la ugaarsadaa, haddii aanu ku wayno dagaalka, sidee baan u badbaadi doonnaa?'
2025-02-21 05:27
Bakteeriyada afka laga helo ma bidhaamin kartaa mustqabalka xanuunnada dhimirka
2025-02-20 17:18
Ma run baa in Hargeysa laga joojiyey Bandhig faneedyada
2025-02-20 16:12
"Iiga warrama sayidkii" Qisada Mid ka mid ah dagaalyahanada Xisbullah oo bilooyin ka dib ogaaday in Nasrallah uu dhintay
2025-02-20 14:48
Dhegeyso: Dawladda hoose ee Jigjiga oo amar ka soo saartay rinjiga la mariyo dhismeyaasha
2025-02-20 13:20
Ma ogtahay xiliga ay ku egtahay da'ada dhalinyaranimada?
2025-02-20 10:42
Jeel Ogaadeen: Xabsigii ay ka dhaceen 'tacaddiyadii argagaxa lahaa' oo xusuus reeb loo baddelayo
2025-02-20 08:19
Sida Putin iyo Trump ay dunida u gilgileen toddobaad gudihii
2025-02-20 04:49
Eritrea oo ka jawaabtay "eedeynta ah inay duullaan ku tahay Itoobiya"
2025-02-19 17:31
Waxa ciddiyaha farahaagu ka muujin karaan caafimaadkaaga
2025-02-19 16:16
Dhegeyso: Somaliland oo is-hor-taagtay Haramcad si sharci darro ah loo dhoofinayey
2025-02-19 14:44
Weerarkii labaad ee laba todobaad gudahood ay qaadaan Burcad badeed Soomaali ah
2025-02-19 12:43
"Nin jaad cuna gabar lama siinayo" amarrada ka dhanka ah khaatka ee laga soo saaray deegaankan Soomaalidu degto
2025-02-19 09:55
Maxaa ka soo baxay wada-hadalladii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya?
2025-02-19 07:51
Dhegeyso: Canada oo ugaarsaneysa soo-galootiga ay Soomaalidu ka mid tahay ee Mareykanka kasoo gudbaya
2025-02-19 06:06
Trump oo si adag ugu jawaabay dalalka reer Yurub ee ka carooday kulanka Ruushka iyo Mareykanka ee arrimaha Ukraine
2025-02-19 04:49
Muxuu yahay heshiiska ay Koofur Galbeed la gashay Shirkad laga leeyahay Kuwait
2025-02-18 17:39
Dhegeyso: Somaliland oo samaynaysa sharci looga hortagayo takoorka iyo haybsooca
2025-02-18 16:20
Waa kuma "Iimaamkii ugu horreeyay dunida ee sheega inuu ka mid yahay dadka isku jinsiga ah ee iska hela" ee toogashada lagu dilay
2025-02-18 14:43
Maxkamad ku taalla Sweden oo xukun ku ridday afar nin oo ku eedeysnaa inay Daacish la safteen
2025-02-18 13:17
Ismaaciil: “Dhibaatadii uu ii geystay cudurka debeysha ayaa igu dhalisay inaan caafimaadka barto”
2025-02-18 10:37
Booliiska Somaliland oo qabtay rag ajaanib ah oo ay sheegeen in daawo dhacday ay suuqa geliyeen
2025-02-18 08:02
Dhegeyso: Qalliin naadir ah oo lagu sameeyay isbitaalka weyn ee Jigjiga
2025-02-18 05:37
Xamaas oo shaacisay dilka mid ka mid ah hoggaamiyayaasheeda
2025-02-18 03:44
Arrimaha horyaalla guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika
2025-02-17 17:51
Maxaa Sacuudi Arabiya loogu doortay goobta wadahadallada Trump ee ku saabsan Ukraine
2025-02-17 17:06
Ehelka nin Soomaali ah oo uu Sacuudigu ku fuliyey xukun dil ah oo BBC-da la hadlay
2025-02-17 14:43
Dhegeyso: Malaayiin Soomaali ah oo laga talaalayo cudurka Dabaysha
2025-02-17 12:48
Maxay yahiin xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee ka dhacay Somaliland sannadkii hore?
2025-02-17 11:01
Sida haweeney kasoo horjeedday soo galootiga ay u beddeshay aragtideeda kadib safar ay ku tagtay Soomaaliya
2025-02-17 08:08
Dhegeyso: Mareykanka iyo Imaaraatka Carabta oo duqeymo la beegsaday Daacishta Puntland ku sugan
2025-02-17 06:24
Maxay tahay sababta ay UK haatan ciidamo ugu direyso Ukraine?
2025-02-17 04:39
Cumar Marmoush ma noqon doonaa Masaarigii labaad oo taariikh ka dhigi kara Horyaalka England
2025-02-16 16:37
Waa kuma Abu Xafs Al-Hashimi Al-Qurashi, hogaamiyaha kooxda Daacish ee loo malaynayo inuu Soomaali yahay?
2025-02-16 15:10
Sameecadaha dhegaha ee dhawaqa xanniba miyaa sababay dhibaatada maqalka ee dhalinyarada?
2025-02-16 09:31
Ramadan 2025: Wax ka ogow xubnaha muhiimka ah ee jirkaaga oo soonku faa’iido gaar ah u leeyahay
2025-02-16 06:24
'Dalka imow, Baba,' Sida ay dadka Kenya uga falceliyeen doorashadii ay Jabuuti kaga guuleysatay Kenya
2025-02-16 03:49
Waa kuma guddoomiyaha cusub ee Midawga Afrika?
2025-02-15 15:26
Qorshaha Masar ee Qasa oo Maraykanka iyo iyaga isku diri kara
2025-02-15 14:42
Nolosha saddex carruur ah oo dikumentari lagaga duubay Qasa intuu socday dagaalka
2025-02-15 11:41
Xamaas oo sii deysay saddex la heyste Israa'iiliyiin ah, kadib cabsi laga qabay xabbad-joojinta
2025-02-15 07:18
Sheekada doon-wadihii nibirigu liqay iyo sida cajiibka ah ee uu ku badbaaday
2025-02-15 07:08
Page generated: Friday Mar 14 22:38